WARARKA Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in la Dhiirigaliyo Gabdhaha waxbartay. By admin - February 19, 2023 0 91 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Midka mid ah gabdhaha Macallimiinta waxka dhiga dugsiyada magaalada jowhar ayaa sheegtay inuu macallinku ka qeyb qaato horumarka bulshada. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/02/WARKA-MARYMA-19-2-2023.mp3 Share this:FacebookX