Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle Cumar Maxamed Soomane oo ka Hadlayay barnaamij gaar ah diirada lagu saarayay maaliinta raadiyaha dunida ayaa waxa uu shaqaalaha iyo Maamulka Radio Isnaay ku Amaanay howlaha shaqo ee ay bulshada uheyaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.