Kulan looga hadlayay Bixinta Canshuuraha oo lagu qabtay Degmada Waajid.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mudane Mohamed Yussuf Ali oo ay Wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada Taliyaha Ururka 260 Ciidanka Xooga Dalka iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada ayaa kulan Wadatashi ah la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Waajid.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here