WARARKA Dhalinyaro baratay Xirfadaha Hadalka oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne. By admin - February 18, 2023 0 85 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay tababar ku saabsan soo jeedinta hadalka. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/02/WARKA-MARYAMA-18-2023.mp3