Wasaaradda Waxbarashada KG oo Codsatay in Loo shaqaaleysiiyo Macallimiin.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Federalka ayaa dhawaan Shacisay inay qaadanayso ku dhgawaad 3000Kun oo macallimiin cusub ah.Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay Qeyb ka tahay Maamul Gobolleedyada sida aad ka ah looga baahan yahay Macalimiin dheeri ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here