Barkacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad lala gaaro.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo ku nool kaamka dheenxito oo ku yaalla xaafadda kooshin ee Magaalada Baladweyne islamarkana ka kala yimid tulooyinka Hoostaga Magaalada ayaa waxaa soo jawahaday daruufo dhanka nolosha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here