Aqoonyahanada Jowhar oo ku Baaqay in talaabo laga qaado Hey’adaha caqabada ku ah wax-soo-saarka.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hoos udhaca ku yimid wax soo saarka beeraha deegaanada Hirshabeelle beeraleyda waxa ay sanadihii dambe u aneneyeen dhowr sabab waxaana ka mid ah in xiliyada ay soo go’an dalagyada beeraha ee qaar ka mid ah hey’adaha dalka ay kenaan macaawino.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here