Xarun Loo Dhisay Agoonta Degmada Balanbal oo Xariga Laga Jaray.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib iskutashi ay sameyeen bulshada degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud oo kaashanaya jaaliyada kasojeeda deegaanka ayey waxa ay kudhisteen xarun ay ugu talagalen in ay waxkubartan carruurta agoonta ee kunool Ballanbal iyo deegaanada hoostaga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here