Xarun Haweenka lagu bari doono Farsamada gacanta oo laga dhagax dhigay degmada shibis.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo guddoomiyaha degmada shibis Cali Soomaali ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay xarun haweenka lagu bari doono farsamada gacanta taasoo laga hirgelinayo degmada Shibis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here