Wasaaradda dhalinyarada Galmudug oo Garoon Kubadda Cagta ah ka Dhagax dhigtay Degmada Guriceel.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay goob loogu talo galay in laga dhiso garoon kubada cagta ah oo ay yeelato degmada Guriceel ayna kaqayb galeen madax iskugu jirta Maamulka Galmudug iyo heer degmo ayaa lagu qabtay degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here