Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamaanka Maxamed Nuur maxamed ayaa Magaalada Beydhabo kulan kula qaatay Masuulyiin ka socday Hey’adda Qaramada Midoobay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.