Tababar lagu Baranaayay ka Hortaga Dambiyada oo loo qabtay Bahda Cadaalada Koofur galbeed Soomaaliya.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababrkaan oo socon doono laba maalimood ayaa waxaa dahfuray Wasiirka Wasaarada cadaalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya waxana loo qabatay Bahda Cadaalada iyo Hay’adaha la shaqeyaa Wasaarada, waxaana lagu Baran doona ka hortgaa isbadelada Dambiyada iyo Wadashaqeynta Lamaha Cadaalada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here