Maamulka Cusub Ee Degmada Caabudwaaq oo la caleema saaray.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxwaynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye oo ku sugan degmada Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saaray gudoonka cusub ee dhawaan ee dhawaan loo doortay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here