Kulan looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa aqriska iyo qoraalka oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madasha akhriska iyo Aqoonta ee Tusmo ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Bandhig aqooneed ku saabsan kobcinta akhriska iyo sida kor loogu qaadi karo wacyiga akhris ee bulshadeena waxaana kasoo qeyb aqoon yahano dhalinyaro iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here