Ururka dhalinyarada Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in la dhiirigaliyo gabdhaha ku soo Badanaya Waxbarashada.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fartuun Aadan Xeefow gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Gobolka Shabeellaha dhexe oo ka qeybgaleysay xaflad ay ku qalin jabinayeen ilaa iyo 70 arday oo bartay Kuliyada Cafimaadka iyo Computer-ka ayaa waxa ay usoo jeedisay baaq dheer kaa oo ku aadan ku dadaalida Waxbarashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here