Tirada dhimashada dhul-gariirkii Turkiga oo sii kordheysa.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii koradhaysa tirada dhimashada ee dhul-garirkii ku dhuftay dalka Turkiga iyo qeybo ka mid waqooyi Suuriya. Tirada dhimashada ayaa iminka mareysa 22,000 oo qof.

Waxaa wali socda dadaalada gurmadka waxaana sacad-ba saacadda ka dambeysa sii kordheysa tirada dhimashada.

Dalka Turkiga gobolka Hatay ayaa waxaa la soo badbaadiyay cunug 10 sano jiro iyo hooyadii .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here