Masuuliyiin Katirsan Maamulka Hirshabeelle oo dib ufuray Cisbitaalka degmada Warshiikh.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee degmada Warsheekh ee gobolkan shabeellaha dhexe ayaa dib loo furay kadib markii in muddo ah uu xirnaa khilaaf soo kala dhax galay guddiga gacanta ku haya isbitaalka iyo maamulka degmada Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here