Maqaaxi casri ah oo laga hirgeliyay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maqaaxidaan Laga furay Magaalada Baydhabo Oo lagu magacaabo The Gerdan Pizza ayaa lagu iibin doono Raashiinka Fudfudud noocyadooda sida Pizza, Shuwaarma, Toortooyinka Jaalatooyinka iyo Mac-macaanada kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here