Aqoon Kororsi ku saabsan la tacaalida Cudurada ku dhaco Caruurta oo lagu qabtay Baladweyne.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay tababarkan oo ku saabsan maareenta isku dhafka ee xanuunada ku dhaco caruurta xiliga ay yaryaryahiin waxana tababarkan ka qeyb galaya 155 ardey oo dhigto qaar kamid ah jaamacadaha Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here