Ururka Naafadda Degmada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in Guurka aan lagu faquuqin Dadka Aragga la,

0
80

Jowhar- (Isnaay Radio)- Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku nool dad badan oo qaba baahiyaha gaarka sida dadka aragga la’ kuwaasi oo aan helin wax yaabihii ay u baahnaayeen Sababo la xiriira Faquuq ay kala kulmaan Qeybaha  kala duwan ee Bulshada .

warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdiwali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here