Jowhar- (Isnaay Radio)- Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Degmada Jowhar ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, Ururada Naafadda iyo Haweenka kaas oo looga hadlayay sidii Bulshada iyo Booliska isaga kaashan lahaayeen Xasilinta iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada ee Demada jowhar.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.