Guddoomiyha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku baaqday in Haweenka dhexdooda ay is Caawiyaan.

0
91

Jowhar- (Isnaay Radio)- Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe Madiino Caddow Coloow ayaa sheegtay inaay Haweenka heystaan dhibaatooyin dhaqaale isla markaana ay u baahan yihiin in Shaqo abuur  loo sameeyo.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here