Guddoomiyaha Golaha Dhallinyrada Degmada Kismaayo oo kahadlay Isku xirka Dhallinyarda Degmadaasi.

0
58

Jowhar- (Isnaay Radio)- Tan iyo Dhismihii Golaha Dhallinyarada ee Degmada Kismaayo waxaa ay sameeyeen Qorshayaal badan oo lagu hormarinayo Dhalinyarada Magaalada iyo Deegaannada hoos yimaada, Qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin iskuxirka Dhallinyarada iyo Xaq u raadintooda iyo wacyigalinno Guud oo loo sameynayo Dhallinyarada si ay uga shaqeeystaan Gudaha Dalkooda.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here