Bandhig Carweed lagu soo Bandhigayay Kheyraadka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu qabtay Jowhar.

0
86

Jowhar- (Isnaay Radio)- Bandhig Carweedkaan ayaa Ujeedadiisu aheed Sidii Iskaashatooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe loogu wacyigelin lahaa Tacbashada Beeraha iyo Sidii Suuq geyn loogu heli lahaa Dalagyada ay soo saaraan Beeraleeyda Waxaana kasoo qeybgalay Beeraleeyda, Ganacsatada, Ururada Bulshada Rayidka Gobolka, Aqoonyihanada Cilmiga Beeraha, Maamulka Degmada Jowhar, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Wasiiru kasocda Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintaan Waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here