Gudoomiyaha Jaamacadda ZamZam Faraceeda Baydhabo oo Bulshada ugu baaqay in ay ku dadaalaan Horumarinta Waxbarashada.

0
84

Jowhar- (Isnaay Radio)- Dr Aadan Abdi Isxaaq Guddoomiyaha Jaamacada ZamZam qeybteeda Baydhabo,  ayaa waxa uu ka sheekeeyey sida ay uga go,antahay Jaamacadda Zamzam ka qeyb qaadashada Hormarinta Waxbarashada dalka gaar ahaan Deegaannada Maamulka Koofur Galbeed.

warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here