Iskuul Cusub oo Lagu Barto Maadada Computerka oo laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar.

0
62

Jowhar- (Isnaay Radio)- Iskuulkaan Cusub ee laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar ayaa loogu Magac daray Horseed Computer and Health Science Waana Iskuulkii ugu horeeyay ee Lagu Barto Computerka oo laga hirgeliyay Xaafadaasi.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here