Culimadka Gobolka Banaadir oo ku baaqay in Loo Gurmado Dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha.

0
65

Jowhar- (Isnaay Radio)- Culimadka Gobolka Banaadir ayaa ku baaqay in Loo Gurmado Dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waxaana ay Codsadeen in si deg deg ah dadkaasi loogu helo Gurmad si ay Dib ugu bilaabaan Ganacsigoodii.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdifitah Ahmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here