Jowhar- (Isnaay Radio)- Macalin Yaxye Yacquub oo ah Maamulaha Madrasada Al-mustaqiim ee ku taalla Xaafadda buundo weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa Warbaahinta u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag la’aan ah uu Quraanka iyo Salaadda u baro Haweenka da’da ah ee ku nool Xaafadda Buunda weyn.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdifitah Ahmed Maclow.