Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Jaamacadaha Deegaannada Maamulka ugu Baaqday In aysan Aqbalin Arday aan wadan Shahaadada Rasmiga ah ee Dugsiga sare.

0
106

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle Xildhibaan Abukar Xasan Abuukar oo Lahadlayay Jaamacadaha Hirshabeelle  ayaa ugu baaqay In Jaamacadaha aysan aqbalin Arday Wata Shahaado Been-Abuur ah islamarkaana ay hubiyaan Ardayga ay fariisinayaan Fasalada si loo helo Arday Wax tarta Bulshada Hirshabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya Wariyaheena:- Abdiwali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here