Maamulka Magaalada Dhuuso-mareeb oo Wado qorshe lagu sameeynayo Beer lagu xareeyo Xoolaha lagu soo daayo Magaaladaasi.

0
104

Shariif Maxamed Geedi oo ah Madaxa Fayadhawrka iyo Bilic soo celinta ee Maamulka Degmada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa sheegay in Maamulka uu wado Qorshe lagu samaynao Beer lagu xareeyo Xoolaha Suuqyada iyo Wadooyinka  fadhiista.

Madaxa fayadhorka iyo Bilic soo celinta Dhusamareeb ayaa sidoo kale sheegay in Xoolaha lagu soo daayay Suuqyada Ay hoos u dhigeen Bilicda Magalada Xilli Suuqyada iyo Wadoyiinka Muhiimka Ah ay buux dhaafiyeen Xoolo tiro badan

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here