Aqoonyahannada Bartay Cilmiga Dhaqaalaha ee Kunool Magaalada Jowhar oo ka hadlay Muhiimada Ganacsiga.

0
141

Jowhar- (Isnaay Radio)- Aqoonyihaan Maxamed xaaji oo Kamid ah Aqoonyihaanadda Kunool Magaalada Jowhar ayaa kahadlay Muhiimadda uu leeyahay Ganacsiga Isagoo Bulshada Reer Jowhar ugu baaqay in la dhiirigeliyo ganacsida yaryar si loo horumariyo guud ahaan Ganacsiga Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya Wariyaheena:- Mohamed Abukar Abdirahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here