Maamulka Xaafadda Horseed oo kawarbixiyay olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Xaafadaasi.

0
96

Jowhar- (Isnaay)- Maamulka Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar ayaa Wada dadaalo ay ku bixinayaan sidii Bulshada Kunool Xaafadaasi ay uga nabad geli laheyd Nadaafad Darada waxaana ay wadaan dadaal ku saabsan sidii loo Joogteyn lahaa Nadaafadda.

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed  ee Magaalada Jowhar Mudane Cabduqaadir Xasan Nuur oo lahadlay Warbaahinta ayaa Faahfaahin kabixiyay Ujeedada Ololahaan Nadaafadeed.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:– Abdi Wali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here