Munaasabad lagu daahfuraya Iskuulka Warciise oo lagu qabtay Deegaanka Warciiise ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
43

Jowhar- (Isnaay Radio)- Munaasabadan oo lagu daahfurayey Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Sare ee Warciise ayaa lagu qabtay Deegaanka Warciise ee hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaana Iskuulkani wax kubaran doonaan Caruurta Deegaanka Warciise.

Waxaa Warbixintaan inoo Soo Jeedinaya Wariyaheena:- Maxamed Abukar Abdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here