Faraca 3aad Ee Jaamacada Africa oo Laga Furay Magaalada Galkacayo.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxa ay kaqayb galeen furitaanka Xarunta cusub Jaamacadda Africa faraceeda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here