Ra’iisal Wasaaraha UK oo la ganaaxay.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa la ganaaxay kadib markii la sheegay in uusan xiran suunka badqabka xilli uu saarnaa baabuur.

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha  ayaa sheegay in Mr Sunak “uu gebi ahaanba aqbalay khaladkan, raalli gelin ayuu ka bixiyay arrintaas”

Xafiiska wuxuu intaa raaciyay in uu bixin doono ganaaxa.

Dadka rakaabka ah ee la qabto iyagoo aan xiran suunka badqabka ee UK waxaa uu qofka muteysan karaa 100 lacagta giniga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here