Maamulka deegaanka Qaam-Qaam ee dulleedka Kismaayo oo codsaday in deegaanka laga hirgaliyo xarun Caafimaad.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka gadaal Xaalado Caafimaad oo ka soo Cusboonaaday Deegaanada Hoostaga Magaalada Kismaayo ayaa Waxa uu Walaac Xoogan ka soo yeeray Maamulka Deegaanka Qaam Qaam oo dalbaday in ay Helaan Xarumo Caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soom jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here