kulan Looga Hadlaayay ka Mid Noqoshada Dhalinyarada Ee Goobaha Lagu gaaro Go’aanada oo Lagu qabtay Jowhar.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay)  – Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa xusul duub ugu jiro sidii qeyb fir fircoon Ay uga qaadaan lahaayeen goobaha lagu gaaro go’aanada maadaama ay waxbarteen islmarkaan ay door wanaagsan ka qaadan karaan  u adeegida bulshada markii ay qeyb ka Noqdaan hogaanada Sare.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –Cabdiweli Axmed Hilowle .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here