Soomaaliya oo mar kale loo oggolaaday Xuquuqda Cod-bixinta Golaha Guud ee QM.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay 0 – Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxay mar kale go’aamiyeen in Somalia ay weli leedahay Xuquuqda Cod-bixintooda, inkastoo aysan weli bixinin Qaaraankii QM ee lagu lahaa labadii sano ee la soo dhaafay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here