Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Horumariyan Waxbarashada deegaanka.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudooyinkii dambe waxaa sii badanayay dhalinyarada waxbaratay inkasto ay wali jiraan dhalinyaro badan oo ka sii jeeda waxbarashada waxana dhalintaasi loogu baaqay in waxbarashada ay usoo jeystan oo ay ku dadaalan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here