Ardey ka qalin jabisay Jaamacadda Plasma oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Jowhar.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen ardey dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Plasma faraceeda magaalada Jowhar aya waxaa ka qeybgalay Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle, aqoonyahano ,waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here