Maamulka Jubbaland oo daah furay qorshaha Keydinta Xogta Kheyraadka Biyaha Maamulkaasi

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Maamulka Jubaland ayaa Daah furay Mashruuc Online ah oo loogu talagalay in lagu Keydsho Xogaha ku Saabsan Qeyraadka Biyaha Deegaanada Maamulaasi Jubaland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here