Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Kormeer shaqo ku tagtay dugsiyada Waxbarasho ee Jowhar.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle ayaa Kormeeray Goobaha Waxbarasho ee degmada Jowhar.

Qaar ka mid ah Maamulayaasha iskuulada degmada Jowhar ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin in Wasaaradda waxbarashada ay soo booqatay.

Warbixitan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here