Dugsi Lagu baran doono Qur’aanka Kariimka oo laga daah-furay Baydhabo.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madarasadaan oo lagu baran doona qur’aanka kariimka ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka hiriglisey xildhibaan luul ibraahim oo ka mid ah barlamaanka dowlada fadaraalka soomaliya taasi oo ay u soo wakiishatay ururka dhalinyarada, waxeyna ay madarasada ka kooban tahay qolal iyo musqul ayigoona dhigta ku dhowaad boqal arday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here