Deeq lacageed oo Lagaarsiiyay guddiga masjidka Sheekh Cabdi Cumar ee Degmada Warshiikh.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda samafalka ee Koogaar Foundation ayaa Deeq lacageed oo dhan ($15,500) Dollar oo aay uga qeyb qaadanayaan dhismaha masjidka Sheekh Cabdi Cumar ee Degmada Warsheekh ku wareejiyeen gudiga gacanta kuhayo dhismaha masjidkaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here