Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Galmudug ayaa Xaqiijiyay in Sare u kac uu ka Jiro tirada gabdhaha ee wax ka Barta Iskuulada Deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo sida uu Warbaahinta u Xaqiijiyay Cabdulqaadir Cusmaan cilmi oo ah agaasimaha waaxda xogta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee galmudug.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.