Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe.

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiinta ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka guud ee degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe Waxana halka ku soo dhaweeyay Gudomiyaha degmada Balcad.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here