Bulshada Deegaanka labi -Degmo ee Gobolka galgaduud oo iskuul Cusub loo Dhagax Dhigay.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadani oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka socotay golaha deegaanka degmada Dhuusa Mareeb ee gobolka galgaduud ayaa ujeedadeedu ahayd dhagax dhigga Iskuul Cusub oo laga Hirgalinaayay Deegaanka labi Degmo oo qiyaastii 40 km u jira wax ka badan ujira magaalada dhuusa mareeb.

warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here