Ardayda Baydhabo oo loogu Baaqay in ay ku dadaalan Waxbarashada.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Macallinku waa qof ka caawiya ardayda inay helaan aqoon, xirfado iyo wanaag iyagoo adeegsanaya ku-dhaqanka waxbaridda. Macalimiinta soomaaliyeed tani iyo Burburkii dalka waxay ahayeen kuwa u istaagay inay wax baraan Carruurta Soomaaliyeed, ma helaan xuquuqdii ay mudnaayeen sida Mushaar ku filan,Tababar iyo kuwa kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here