Culimada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in laga qeyb qaato Dhismaha Masjidka Shiikh Xasan Xaamuud.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Culamada Masjidka Shiikh Xasan Xaamuud ee Magaalada Jowhar Ayaa Dalbaday In Laga Qeeb Qaato Dhameystirka Tirka Dayac Tirka Dhismaha Masjidka Shiikh Xasan Xaamuud.

Qaar ka mid ah culamada Masjidka ayaa bulshada ku dhaqan Magalada jowhar, Ganacsatada iyo samafalayaasha ka codsaday in ay ka qeyb qaatan dhisida iyo dhameystirka masjidka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here