Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Jowhar kulan kula yeeshay wafdi ka socday Hey’adda MSF.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweyay wafdi ka socday hey’adda MSF.

Wafdigan ka socday hey’adda MSF ayaa booqday xarumaha caafimaad sida Imc Waxa ay sido kale booqasho ku tageen xeeryaha barakacyaasha Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here